Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromoiya ayaa waxay sheegayaan in ay kasii dareen kacdoonkii lagaga soo horjeeday gumaysiga Itoobiya waxaa kamida goobaha ugu sii daran goboladka Arsi Magaalada jima iyo waliba meel lagu magacaabo bul bulo oo dhinaca koonfur kaga beegan Ziway.

Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan dhalinyarada ay wadaan car car horleh oo ay ku muujinayaan inay kasoo horjeedaan nidaamka gumaysiga ah ee Abiy Ahmed.

Taliska Abiy Ahmed ayaa waxay la hafan haysaa mudaaharaado balaadhan oo ay wadaan qoomiyadaha Oromada oo ay ku diidan yihiin xukunkooda gumaysiga ah.

Wararkan iyo waxa kasoo kordha dib ayaan idiin kasoo gudbin doonaa.

Halgan Media.