War hadda soo gaadhay war qabadka Wakaalada Halgan Media ayaa sheegaya in shacabka Tigreega ay gabi ahaamba xidheen jidka dheer ee isku xidha gobolka Tigreega iyo magalaada Addis Ababa.

Shacabka Tigreega ay banaanbaxyo ballaran ka bilabeen gobolka Tigreega kadib Ku dhawaqeen inay xiran jidka u dhaxeeyo gobolka Tigreega Iyo magalaada Addis Ababa. Jidkan ayaa ah jid ahmiyad gaar ah u leh Itoobiya.

Hoos ka daawo Sawiirada

 

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.