Sida ay kusoo warayamaan ilo-wareedyo ku sugan Itoobiya waxaa saaka mudaaharaadyo waawayn kabilowdeen caasimada Shucuubta Koonfureed ee Hawaasa.

Kumanaan shacab ah oo kasoo jeeda Qowmiyada sidaamaha oo ah qowmiyada ugu badan Ismaamulka Shucuubta Konfureed ayaa saaka isugu soo baxday Badhtamaha magalada Hawaasa waxayna dalbanayaan in afti laga qaado Is-maamul ugaar ahna loo ogolaado.

Maamulka, Aqoonyahanka iyo waxgaradka Qowmiyada Sidaamaha oo banaanbaxan soo agaasimay ayaa sheegay inayna wax Mamuul gooni ah kayar ku qancaynin siina wadayaan mudaharaadada nabada ah ee xaqooda laduudsiyay kuraadsanayaan.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.