Magaalada Addis aba ee caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa banaanbaxyo waaweyn ka dhaceen oo gilgilay magaalada, waxna u dhimay isu socodkii qar kamid xaafadaha Addis Ababa.

Banaanbaxan oo qaybtiisa u weyni ka dhacday Jaamacada oo ku yaala badhtamaha magaalada ayay iskugu yimaadeen kumanaan Arday ah oo kasoo hor jeedan dagaalkii isbucdii hore ka dhacay Jamaacada Arsi kutallo gobolka Oromada kadib markii ay ciidamada dowlada weeraren Arday oo banaanbaxayan.

Dhinaca kale ciidamada gumaysiga Itoobiya oo logu talagalaay inay hor imaadan banaanbaxyada ayaa quus kataagan hor istaaga Dhalinyarada cadhaysan waxayna ciidamadu kaniyad jabeen shacab aan cabsanaynin oo sida daadkii kusoo jiidhaya.

Halkan Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.