Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in galabta wil shacab ay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis gaadhi kumariyeen tuulada Janoole oo waxyar ujirta magalaada Wardheer.

Marxuunka sida arxan darada ay gaadhiga umariyeen gawlaystada Liyuuga ayaa la odhan jiray Ahmed Cabdullahi Cuncun. Allahu naxariisto Ahmed wuxuu ahay wil dhalinyaro ah sida ay Halgan Media ushegeen wariyaal kusugaan dalka Ogadenia.

Maleyshiyaadka Liyuu Bolis ee gumeysiga usamaystay gumaadka iyo bahdilka shacabka Soomaalida Ogadenia ayaa wada layn, barakicin iyo boob kadhana shacabka dulman ee Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.