Waraka nagasoo gaadhaya degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya in ay maleeyshiyaadka Oromada soowarareen xoolo dhaqato Soomaaliyeed kudhaqaan tuulada Daraami oo 15km ujirto degmada Tuliguuleed
Weerarka maleeshiyaad ka ayaa waxaa iska caabiyay shacabka tuulada Daraami. Waxaana kadhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Ilo wareedyo ayaa sheegay inuu xalay dagaalka ku dhintaay 9 ruux oo katirsan maleeyshiyaadka Oromada.
Dagaalkaan lagu laynayo Shacabka Soomaliyeed ee degan xadka u dhaxaayso Somali Galbeed iyo gobolka Oromada waa mid lagu Talagalaay in shacabka Somalida dhulkooda loo qaadan lahaa looguna wareejin lahaa Qowmiyada Oromada oo ah dad aad utiro Badan ahna Faqri taas oo shacabka Soomaliyeed aysan ku baraarug sanayn.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.