Korontada ayaa inta badan laga gooyaa degaanada uu ka kooban yahay Gumaysiga Itoobiya, iyadoo Korontadii joogtada ahayd ay toddobaadkii maalin ama maalin badhkeed ka maqnaanayso magaalooyinka degaanada uu Itoobiya ka kooban yahay.

Shirkadda Quwada Korontada ee dalka Itoobiya ayaa shaacisa maalmaha Korontada laga jarayo degaanada kale ee dalka, balse degaanka Soomaalida masii sheegto xilliyada ay korontadu ka maqnaanayso.

Guud ahaan waxaa yaraaday kalsoonidii korontada lagu qabay, oo maalin hadday kuu shaqayso korontadu maalinka xigta magaran kartid inay kuu jirayso korontadu iyo in kale.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.