Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele ayaa sheegaya in xabsigii dadka lagu ciqaabi jiray ee Goday uu buuxsamay isla markaana. Dad badan saaka iyo shalay laga qaday kuwaasi oo lageeyay xabsi ciqabeedka Jeel Ogaden ee kuyaala magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan.

Dadkan oo tiradooda lagu sheegay 34 ruux ayaa waxaa kujira haween iyo dad wayeela sida ay Halgan Media ushegeen dadka magalaada iyo qaarkamida sarakiisha xabsiga.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.