Wararka nagasoo magalaada Maqaale ee xaruunta Ismaamulka Tigreega ayaa sheegay in xabsiga kamid kutallo gobolka Tigreega lagasiidaayay maxabiis, kuwaas oo eedeymo kula duwan u xirnay siidi ay sheegan warbahiinta FANA oo kuhadasha Afka dowlada Itoobiya.

Dadka la sii daayay ayaa tiradooda waxa ay gaaraysaa illaa 2,400 ruux, waxaana ku jiray maxabiis asal ahaan kasoo jeedo dalka Eritrea.

Gobolka Tigreega ayaa waxaa ku xiran dad badan oo ku hor jeeday Taliska hore ee Woyaanaha, kuwaas oo intooda badan lagu eedeeyay in ay yihiin mucaraad.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.