Wararka ka imaanaya gobolka Doolo ee bariga Ogadenia ayaa ku warramaya in maanta xiisad xoogan ay ka taagan tahay gobolkaasi.

Xiisadan u dhexeyso labo Maleeshiyo Beeleed ayaa haatan ka aloolsan qabalaha Gotin oo katirsan magalaada Wardheer ee gobolkaasi.

Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo ayaa haatan socdo,  waxaana dadka deegaanku ay cabsi ka muujinyaan in markale dagaal uu ka qaraxo halkaasi.

Sidoo kale dadka degaanka ayaa Halgan Media u xaqijiyay in ay Liyuu Booliska sacaada kadib dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay qabalaha Gotin iyo dhex galaay Maleeyshiyaadka is hor fadhiyay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.