Dowlada Federalka Itoobiya ayaa 8 safar u fadhiyo dalaal kala duwaan calaamka dib ugu soo yertaay inay kuso labtaan magalaada Addis Ababa ee Xaruunta Gumaysiga Itoobiya.

Siidi ay sheegen wargeyska Addis Standard, siideeda safiir waxaay kala yihiin

  • Girum Abay ee dalka Belgium
  • Fesseha Shawel ee dalka Ingriiska
  • Dina Mufti ee dalka Madar
  • Shiferaw Jarso Sudan
  • Yeshi Tamerat ee dalka Morooco
  • Amin Abdukadir ee dalka Aljeria
  • Tirfu Kidanemariam ee dalka Australia
  • Asfaw Dingamo ee dalka Cuba

Dhamaan waxaa la sheegay in safiiradan laga soo yeeray magalaada Addis Ababa siidi ay wararka u dhigeen wargeysaka Addis Standard, was lakiin weli lama shacaniin sababta loo yeeray, iyo in kale la badaali doono.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.