Mesafint Tigabu, oo ah Askariga dilay Jeneral Seare Mekonnen iyo Jeneral Gezai Abrha markii oo dhacay Afgembigi fashilmay biisha Lixaad ee sanadka 2019 ayaa beenayay inuu dilay sarakiisha.

Maxkamada ayaa eedeysane Mesafint Tigabu ku eedyay inuu dilay labada xili ay xafiskooda ku jirin magalaada Addis Ababa markii oo Afgembigi kasocday Ismaamulka Axmaraada.

Dhinacaa kale Mesafint Tigabu ayaa sheegay inuu eedeymahas u yahaay mid been ah wuxuuna sheegay in sii sharci daaro lagu haayp Xabsiga. Sidoo kale maxkamada ayaa sheegtay inay keeni doonto Marqaati oo cadaayni kaaro inuu Tigabu dilaalka geystaay.

Eedeysane Mesafint Tigabu ayaa maxkamadiisa kasocdo Maxakamada ee Dowlada Federalka ku leyihiin magalaada Addis Ababa loo yaqaano Lideta Federal Courthouse, waxaana la sheegay inuu Maxkamada socoon doonto dhowr bil ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.