Booliska Federalka ayaa howlgallo ka fuliyay magalaada Addis Ababa ee xaruunta dalkaasi, waxaana lagu soo xidhay in ka badan 30 qof siida ay sheegan wargeyska Addis Standard.

Howlgallada ayaa la sheegay inay ka dhaceen xafaadaha Kirkos Kifle iyo La Gare, waxaana la sheegay in dad garaayo 31 ruux lagu xidhay goob lagu isticmaalo Jaadka, waxaana la sheegay inay Booliska xidhen goobaha jaadka lagu iibiyo siidi ay hadalka u dhigeen wargeyska Addis Standard.

Malmaahi u dambeyay Booliska Federalka ayaa howlgallo ka wadeen magalaada Addis Ababa taas oo lagu talagaalay in la kala diro goobaha ay dadka tirabadan ay isku imadaan siidi laga hor taago cudurka Coronavirus oo aad ku faafay gudaha dalkaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.