Warark aan ka helnay gobolka Fafaan gar ahaan degmada Baabili ayaa sheegaya in uu xalay shil gaari ka dhacay degaankasi.

Shilka ayaa waxaana uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca xamuulka qaada ah iyo mooto Bajaaj, mana jirta wax khasaara ka dhashay shiilka siida ay sheegan dadka degaanka.,

Gooobjoogayaal ayaa Halgan Media u sheegay in Ciidamo ka tirsan Ismaamulka Somalida ayaa tagay goobta uu shilka gaari ka dhacay.

Gobolka Fafaan waxa mudoyinki danbe kusoo badanaay shilalka garay kuwasi oo maraca qaar  gaesanaya qasaro iskugu jira dhisho iyo dhawac.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.