Kadib todobaadkii laa soo dhaafay markay ciidamada Itoobiya ee ka mid ka ah ciidanka AMISOM nabad ilaalinta u fadhiya dalka Soomaaliya qabta ku sugan Bardaale Ay soo rideen diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Kenya,

kana mid ah shirkadaha diyaaradaha ee African Airways ay ku soo rideen duleedka Bardaale daqiiqada ka hor soo dagitaankeedi.

Diyaaradan oo ay ku dhinteen 6 qof oo shacab ah ayaa haleelay qoriga suuga ah oo ay ridayeen ciidanka itoobiya oo aaga ka samaynayay dabrid tababar ciidan ah.

Diyaaradan oo waday qalab agabka ka hortaga covid-19 oo logu deeqay somalia ayay haysatay ogolaanshaha dal soo galka ah oo ay ka haysatay wasarada duulista hawada sare ee somalia sidu sheegay tviga qaranka somaia.

Shilkan goortu dhacay ay bahiyeen warbahinta caalamku waxaa inkirtay oo gaashaanka u daruuratay itoobiya sheegtayna inaysan ka danbayn soo ridida diyaaradan.

Kadib markii ay baadhitaan wada jir ah ku sameeyeen dalalka kenya somalia iyo itoobiya ayna caawinayeen badhayaal caalami ah ayaa waxaa laa helay qalabka sheega shilalka ee ku rakiban diyaradaha kas oo cadeeyay inay soo rideen ciidanka itoobiya.

Kadib markii laa ogaaday ayaa xiisada labada wadan waa itoobiya iyo kenya kor u kacday ciidanka itoobiya ee diyaarada soo riday oo ka mid ah ciidanka amison ogalanshana ku jooga dalka somalia masuula ka tahay dawlada somalia madama ay soo rideen.

Ayaa xiisad ka dhex taagay somalia kenya iyo itoobiya madama ay ciidanka sii toos ah u hoos tagayaan xukumada somalia ayaa muran ka taganyahay cida qaadan lahayd masuuliyada soo ridida diyaarada.

Xaalkan oo dabka ka dhex shidaya isku dhacii hore ee dalalka kenya iyo somalia oo awal horaba xidhiidhkoodu ahaa mid laciif ah.

Wariye Shaafi Dulane, Halgan Media.