Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegay inuu jiro Barakac xoogan kadib markii dagaalka u dhaxayso Axmaraada iyo Oromada oo Kasocdo degmooyinka Metehara iyo Merlin oo sii xoogaystay.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in Ugu yaraan 865 Qof shacab ah ayaa ka barakacay degmada Metehara iyo Merlin oo kutallo Xaduudka u dhaxayso labada Gobolka Axmaraada Iyo Oromada kadib markii oo dhagal xoogan dhexmaray maleeyshiyaadka Oromada iyo Axmaraada.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Labada mamuul ee Axmaraada iyo Oromada ku aadan dagaalka. Xaaladda ayaa weli cakiraan, sida ay soo sheegayaan qaar ka mid ah dadka deegaanka ee ku dhaqan halkaasi. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Labada mamuul ee Axmaraada iyo Oromada ku aadan colaada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.