8 wariye oo ka tirsan warbaahinta Hadalhaynta iyo Halgan Media ayaa baaris ku sameeyay weerarki lagu dilay allaha u naxariistee General Mohamed Nur Galal.

Baaristan la sameeyay waxay muujinaysaa in dilka General Galaal ay iska kaashadeen xubno ka tirsan hay’adda NISA iyo kooxda argagaxisada Shabaab, sidoo kale waxay iftiiminaysaa sida loo qorsheeyay iyo sida loo fuliyay dilka General Galaal oo ay kooxda argagaxisada Al Shabaab doondoonayeen 13 sano sidoo kale sirdoonka Ethiopia na ay soondoonayeen 40 sano.

Faahfaahin dheeri ah ka aqriso warbixinta oo dhamaystiran halkaan.

Ninkan lagu magacaabo Xusen Cabdiaziz Cabdiqadir wuxuu katirsan yahay Amniyatka Al Shabaab, wuxuuna ahaa ruxii basaasay Jeneral Galaal kahor intuusan kudhiman weerarkii Hotel Afrik.

Numberkisa rasmiga waa kana : +25261 5413292

Halgan Media & Hadalhaynta