Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Adis Ababa ee xaruunta Taliska Itoobiya ayaa sheegaya in Barlaamanka kulan isoogu imaanayo.

Barlaamanka ayaa beri isoogu imaan doona kulan ay kaga Arinsan hayaan mid kamida 4 xal ee laga gudbi kaaro doodaha dastuurka oo keentay sib u dhaca doorashada.

Qowmiyada Somalida iyo Inta badan Qowmiyadaha kale ku hoos nool Gumaysiga Itoobiya ayaan wax talo iyo tusaale ah kulahayn Arimaha Itoobiya, waxayna Fuliyaan Qorshayaasha Taliska Itoobiya u soo dhiibto, qorshayaashaas oo aan Gobaladooda iyo dadkooda toona wax dan ahi ugu jirin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.