Wararka ka imaanaya gobolka Canfaarta ayaa sheegaya in mamuulka iyo Shacabka iskashanayo ayaa xireen wadaada isku xirta Itoobiya iyo Jabuuti.

Wadada Ugu weyn ay itoobiya kala soo degto dekadaha dalka Jabuuti. Waxaa wadaada udheexeyo magalooyinka Samara iyo Cawaash.

Warar kale ayaa sheegaya in qomiyada Canfaarta ay xitaa xireen wadaada kaliye ee uu maro Tareenka isku xiro Jabuuti iyo gudaha Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.