Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay xasuuq balaadhan u gaysteen shacabka ku dhaqan gobolka Wollega, waxaana inta la xaqiijiyay dhimatay 5 qof waxaa sidoo kale la sheegay inay ku dhaawacmeen tiro ka badan siida ay sheegen idacaada DW ee laanta Axmaraada.

Ciidamada Itoobiya ayaa waxay wadaan wali weerar ay ku hayaan shucuubta ka kasoo horjeeda nidaamka gumaysiga ee Xukuumada Abiy Ahmed.

Galbeedka Oromia waxaa ka howl gallo Jabhada OLA oo awood badan ku leh degaanadasi, waxaayna dagaal fool ka fool kula jiraan xukuumada Abiy Ahmed.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.