Iyadoo baryahanba ay dagaalo ba,ani kasocdeen gobolada Bariga,galbeedka,waqooyiga iyo koonfurta Welega iyo gobolada Qelom Welega iyo Guji ee ismaamulka Oromada ayaa waxaa maanta ciidanka milatarigu gobolka galbeedka Welega kawadaa duqaymo dhanka cirka ah,

Weeraradan ayaa lasgeegay in lagu bartil maameedsaday xarumo lasheegay in Jabhada Oromada loo yaqaano Oromo Liberation Front ay u adeegsanaysay Tababaro ciidan iyo saldhigyo,

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee weeraradan kadhashay waxayna umuuqataa in xaaladu faraha kasii baxayso.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.