Wararka nagasoo gadhaay Waqooyiga Itoobiya gar ahaan ismamuulka Tigreega ayaa sheegaya inay ciidanka Tigreega loo yaqaano Agazi ay dad shacab ku layeen degmada Dansha.

Degmada Dansha waxaa kasocday raabsho iyo kacdoon ay wadeen Qomiyada Wolkayit oo didaan inay hoos nooladan Qomiyada Tigreega. Ciidanka gaarka ee leyihiin Ismaamulka Tigreega loo yaqaano Agazi ayaa rasaas kufuraan shacabka kasoo jeedo Qomiyada Wolkayit. Ugu yaraan hal qof ayaa dhintaay iyo dhowr qof oo kale ayaa dhawaac garaay.

Qomiyada Wolkayit waxa ku abtirsadaan Qomiyada Axmaraada lakiin mamuul ahaan waxaay hoos yimadaan Ismaamulka Tigreega. Ariintan wuxuu keenay isku dhacyo farabadan udheexeyo Qomiyada Wolkayit iyo Ismaamulka Tigreega.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.