Cabdi Xasan Yuusuf ( Teerso ) oo Warbaaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Muddo 9-sanno ah ku Jiray Xabsi ku yaala dalka Itoobiya, dhowaana uu Xoriyadiisa dib u helay kadib markii uu Isbadalku ka dhacay dalka Itoobiya

Wuxuu sheegay in laga Qabtay magaalada Boosaaso ee Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii ay mamuulka Puntland u gacan geliyeen cadowga Itoobiya , Wuxuuna xusay inay halkaasi ka qaaday dhigya cabka Jeneral Gabre iyo ciidan uu wato kuwaasi oo lagu Wareejiyey.

Hoos Ka Daawo

Halgan Media