In kabadan 50 Qoys oo kamida dadkii degaamada u dhexeeya Ogadenia iyo Oromada nafta kala cararay kadib markii Oromadu xoolihii kadhaceen dadkiina kalaayeen, ayaa ugu dambays garaay degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Hoos Ka Daawo

Halgan Media