Wararka nagasoo gadhaay gudaha itoobiya ayaa sheegaya inuu dagaal culus ka qaraxay ismamuulka shucuubta koonfureed oo lagu dilay sagal qof iyo kumunaan guryahooda kaso barakacay.
Dagaalka wuxuu ka dhacay Meskan Wereda oo katirsan degaanka Guragaha ee ismamuulka shucuubta koonfureed. Qomiyadaha isla degan ismamuulka shucuubta koonfureed ayaa isku heystaan dhul iyo ariintan wuxuu keenay isku dhac oo dhex maray qomiyadaha kala duwaan.
Gumaysiga itoobiya ayaa qarka saraan inay burburto kadib markii oo dalka kuso bataay dagaalo udheexyo qomiyadaha iyo diimaha kala duwaan oo ku dhex nool gumaysiga itoobiya.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.