Wararka nagasoo garaay gobolka Qorahay ayaa sheegaya inay mamuulka degmada Shilaabo dad shacab ku xidhen degaankasi, kadibna Xabsi u taxabeen.

Siida aan xogta ku helnay, ciidamada amaanka ayaa xidhay 5 ruux kadib amar kasoo baxaay mamuulka degmada Shilaabo, weli lama ogow sababta dadkan loo xidhay iyo xalaada ay kusugaan yihiin.

Halgan Media waxaay heshay magacyaada qar kamid dadka la xidhay, waxaana kamid ah.

  • Cabdinasir Sheekh Cabdi
  • Xassan Cabdirahman
  • Cabdillahi Badal
  • Maxamed Adan Cumar

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.