Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad oo darrad ka dhacay deegaanka Beercaano ee gobolka Shabelle, kaas oo u dhexeeyo labo beelood oo walaalo ah.

Iska hor-imaadka oo udhaxeeya Labo maleyshiyo beeleed ayaa salka ku haya lahaanshiyaha Dhul bereed ay isku haystaan.

Siido kale iska hor imaadka kadib waxaa goobta garaay ciidamada Liyuu Booliska, waxaayna dhex galeen labada dhinac oo dagaalka dhex maray siida ay Halgan Media u xaqijiyeen dadka degaanka.

Warkan wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.