Wararka naga soo gadhaaya magalaada Hawassa ayaa sheegay inay dagaalo cusub kasoo cusboonadeen Ismaamulka Shucuubta Koonfured

Ugu yaraan 10 Qof ayaa ku dhinta dagaal oo sakaay ka dhacay degaanka Mesken oo katirsan Ismaamulka Shucuubta Koonfureed siidi ay sheegan idacaada VOA ee laanta Axmaraada

Sidoo kale idacaada VOA ee Qabta Axmaraada ayaa sheegay inuu dagaalka u dhaxeeya qomiyada Guraga iyo Mareqo oo isku heysta lahaanshaha degaanka Mesken.

Wixii faah faahin ah ee kasoo kordha dagaalkan waxaad ka heli doontaan wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

Halgan Media