Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo maanta ka dhacay degmada Koonso ee ismamuulka shucuubta Koonfured.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa u dhexeeyay maleeyshiyaad kala taabacsan labada Qomiyad isla degan degmada Konso Balcad.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkan ku dhintay hal Qof, halka ay ku dhaawacmeen 7 kale oo dhammaan ahaa dhinacyadii dagaalamay. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in saaka labada dhinac ay isku hor fadhiyaan qeybo ka mid ah magaaladaasi.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.