Wararka nagasoo gadhaay gobolka Doolo ayaa sheegaya in ciidamada Liyuu Booliska ay xireen guddomiyaha ONLF uu qabilsan degmada Danood ee gobalkaasi doolo

Guddomiyaha ONLF ee degmada Danood Cabdiweli Xassan Raage ayaa la sheegay inay ciidamada Mamuulka degmada xireen asaga oo aan waxba galabsaniin

Mahaan markii u xoraysaay ay mamuulka Jigjiga iyo gacaan yarahooda ay xireen xubno katirsan Onlf iyo tageeradoda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.