Dowlada Federalka Itoobiya ayaa maanta Bayaan kasoo saaray khilaafka udheexeyo Ismaamulka Oromada iyo Mamuulka magalaada Addis Ababa siidi ay sheegan warbahiinta dowlada itoobiya ee FANA.

Bayaanka ayaa sheegay in Gudi loo Magacaabay inay haliyaan khilaafka udheexeyo Mamuulka magalaada Addis Ababa iyo ismamuulka Oromada oo kakooban 8 Qof. Dadka loo Magacaabay Gudiga waxaay katirsan yihiin dowlada federalka, Ismaamulka Oromada iyo mamuulka magalaada Addis Ababa.

Hoos Ka Akhriso magacyaada.

  • Muferiat Kamil
  • Teyiba Hassen
  • Ahmed Tussa
  • Dr Girma Amente
  • Takele Uma
  • Endawek Abte
  • Dr Solomon Kidane
  • Tesfaye Beljige

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.