Gumeysiga Itoobiya ayaa sheegaysa in ciidamada militarigu ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyin si ay gacanta ku dhigto magalaada Jigjiga kadib markii magalaada laga xorayaay gumeysiga itoobiya.

Somalida Ogadenia ayaa iska ceeliyay ciidamada gumeysiga itoobiya oo kuso dulaay magalaada Jigjiga. Ariintan waxaay sababay inay fashil wayn la kulman gumeysiga itoobiya oo hoggaamiyo Abiy Ahmed iyo xisbiga OPDO.

Xukuumadda Itoobiya ayaa isku dayaysay in si aan sharci ahayn ay ku gacan dhigto wakiilka gumeysiga Cabdi Iley. Markii shacabka Jigjiga arkeen ciidamada gumeysiga kuso dulaay magalaada iyo tacadiyo kagaystay, ariintan wuxuu sababay kacdoon shacab iyo dagaal culus ayaa dhex martay shacabka iyo gumeysiga itoobiya.

Ciidamada gumeysiga itoobiya markii ay kabaxeen magalaada Jigjiga, shacabka ay la wareegay magalaada, kadib waxa la arkay calanka Ogadenia iyo Jamhuuriyada Soomaaliya laga tagaay jidwalba kutaalo Jigjiga.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.