Wararka naga soo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay gacaanta ku dhigeen hub farabadan u socday caasimada Addis Ababa.
Ciidamada Amaanka ayaa gacaanta ku dhigay babuur kusocday bartamaaha degmada Sabeta oo wadaay 40 Qori nuuca loo yaqaano AK-47, isaga oo u socda caasimada Itoobiya, siidi ay sheegan idacaada ku hadasho Afka dowlada Itoobiya ee FANA
Waa markii labad ee Asbucaan gudahis hub sharci darro lagu qabtay itoobiya. Qomiyada walba ayaa xiligan xadirka ku jiro xub aruursi anaga oo og inuu xalada Itoobiya faraha kasi baxaayo.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.