Dhaq Dhaqaaqyadii dhanka Siyaasada ee Gobalka Amharada sida Tamagne Beyene aya dib ugu soo labtay dalka Ethiopia kadib mudo 20 sano oo uu Ka maqna. Tammanyi ayaa waxa magalada Adis Ababa kuso dhaweeyey kumanaan shacab ah.

Tamagne waxa lagu qasbay inu ka qaxo dalka Xiligii 90kii sabab la xiriirtay Taliskii Kaligii Taliska ahaa ee TPLF kaas oo Wadanka maamulayey mudo rubuc qarni ah. Tammanyi Beyane ayaa aha Qofka ugu cad cadaa dadka udooda Xuquuqda Bili’aadanka ee dadka ku nool Itoobiya gaar ahaan Dadka kunool Gobalka Amharada.

Dadka Shacabka aya aad iyo aad uso dhaweeyey imaanshaha Tamagne Beyane ee dalka Itoobiya. Xisbiga OPDO ayaa aad ugu soo horjeedsaday Isagu imaanshaha Tamagne kaas oo ay u arkan inu caqabad kunoqon karo Abiy Ahmed iyo OPDO.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.