Wararka laga helayo magalaada Harar ayaa sheegaya in 88 rux maxkamad laga soo tagay magalaada Harar, iyagoo ku eedeysan in ay ku lug lahayeen rabshada ka dhacay magalaada kadib dilkii fanaanka Hachalu Hundessa.

Magalaada Harar oo ah Ismaamul gooni ah ayaa kamid aheed melaha ugu darneed uu ka socday mudaharadyo kadib dilkii Fanaanka Hachalu Hundessa oo sababay qalalaaso aad uu xogan.

Dilka fanaanka wuxuu sababay in uu dalka galo xalad cakiran, taas oo keentay in guud ahaanba ciidamada Militariga lagu soo daadiyo Ismaamulada hoos tago xukuumada Gumaysiga Itoobiya.

Halgan Media.