Wararka nagasoo gadhaay gobolka Qoarahay ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska dad shacab ku xidheen magalaada Shilaabo ee gobalkaasii.
Nuur Cabdi Badul oo sixaq dara ah loogu xidhay degmada Shilaabo, waxaana lagu eedeeyay in uu kasoo horjeedo mamuulka dagmada kajirta.
Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska oo damiirka lahayn yaa kuhaya dhibaatooyin baahsan oo kadhan ah banii’aadminimada bulshada rayadka ah. Dhibaatooyinkan ayaa isugu jira dil, xadhig iyo waliba boob hantiyeed.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.