Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay magalaada kala xiran tahay saakay, kadib markii ay ciidamada amaanka kala xiren waddoyinka muhiimka ah.

Wariyaha Halgan Media u qabilsan magalaada Gaalkacyo, kuna sugan qaybta Galmudug ayaa xaqijiyay in ciidamada amaanka ay dhaq dhaqaaqyo xoogan iyo howlgallo ka wadan Koonfurta magalaada, iyagoo si joogta ah u barayo guryaha shacabka kunol yihiin.

Tadobo (7) cisha ka hor ayey aheed markii saraakil katirsan xogga dalka lagu qarijiyay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana magaalada ka socotay howlgallo iyo baaritano xog leh asbuci udambeyay si losoo qabqabto dhagar qabayashii kadambeyay qaraxii kadhacay magaalada.

Halgan Media