Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo shalay ka dhacay degmada Ma’aayso ee gobolka Shiniile.

Dagaalka oo muddo saacado ah qaatay ayaa waxa uu u dhexeeyay shacabka Somalida kudhaqaan degmada Ma’aayso Iyo maleeyshiyaadka Canfaarta oo kasoo dulaay Ismaamulka Canfaarta.

Waxaana dagaalku uu yimid, kadib markii ay maleeyshiyaadka Canfaarta weerar ku qadeen degmada Ma’aayso iyo sii naxaris la’aan rasaas kufureen shacabka Somalida oo waxba galabsanin. Ugu yaraan waxa la dilay 3 Qof oo Somali ah iyo 9 kale oo dhawaac garaay siidi ay sheegan ilo wareedyo kusugaan degaanka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.