Wararka nagasoo gadhaay magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya in meyda gabadh 14 jir ah ayaa la keenay isbitaalka magalaada Jigjiga (Main Referrerel Hospital)

Qoyska oo Meydka gabadha keenay isbitaalka Jigjiga ayaa la hadlay Halgan Media iyo sheegay in gabadha lagu dilay tuulada Daaktho oo hoos timaado degmada Gursum kadib waxaay  maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ku eedeyeen inay dileen gabadha.

Sidoo kale meydka waxaa ka muqadaay in jir dhil xoogan lo geystaay. Saraakiisha Liyuu Booliska ay Halgan Media la xiriirtay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan eedeymahaan

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.