Warar hordhac ah oo soo gaadhay idacaada Halgan Media ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo gudaha Ogadenia gar ahaan magaalada Mooyaale ee gobolka Libaan.

Maleeyshiyaadka Oromada ayaa weeraray magalaada Moyaale iyo xasuuqeen shacabka Somalida oo waxba galabsanin. Ugu yaraan 17 qof oo Somali ah ayaa la dilay iyo 60 kale ayaa dhawaac garaay. Xasuuqi maanta ka dhacaay magalaada Moyaale waa weerarkii labad ay Oromada kuso qadaan shacabka Somali kudhaqaan magalaada Somaliyeed ee Moyaale.

Waxaa kale oo warkan uu intaas raacinayaa in maleeshiyaad Oromo ah oo aad u hubysan ay hoobyo kuso qaraceen shacabka Soomaaliyeed ee magaalada ku dhaqan. Hanti iyo guryo badan oo ay Soomaalidu leedahay ayay dab la qabadsiiyay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.