Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in ay ka socdaan dhulka xuduuda Oromada ku teedsan oo dhan dagaalo Isir beegsi ah oo kadhan ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xuduuda.

Goobjoog kusugaan gobolka Fafaan gar ahaan degmada Tuliguuleed oo idacaada Halgan Media la hadlay ayaa sheegay inay maanta maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadaan qabalaha Godane, Gubadlay, Dabdhiga iyo Hariire oo kamid ah degmada Tuliguuleed.

Dhanka Somalida khsaara ma gariin lakiinse waxa la sheegay in maleeyshiyaadka Oromada la jebiyay. Sidoo kale maleeyshiyaadka Oromada ayaa gubeen guryo badeen ee shacabka leyihiin.

Xasuuqda lagu haayo shacabka Somalida waxaay ka dhambeeyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo ismaamulka Oromada iyo xukuumada gumaysiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.