Wararka nagasoo gadhaay gakbeedka itoobiya gar ahaan gobolka Benshangul ayaa sheegay in shaan masuul katirsan ismaamulka Benshangulka la xidhay.

Sida xogta aan kuhelayno kooxda talada wadanka xooga kuhaysata ee ururka OPDO oo kasoo jeedo qomiyada Oromada ayaa bilowday in ay xabsiyada dhigaan siyaasiyiin waawayn oo kasoo jeeda gobolka Benshangul ee Oromia kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dagaalo iyo qalalaase kawadaan xaduudka udheexeyo ismaamulka Oromada iyo ismaamulka Benshangul.

Guud ahaan xaalada wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa ah mid wakhtigan murugsan waxaana la eegi doonaa todobaadada soosocda iyo sida ay xaaladuhu isu badalaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.