Wararka naga soo garaay gobolka Fafaan gar ahaan degmada Tuliguuleed ayaa sheegaya inuu dagaal xoogan maanta qarxa kadib markii ay Maleeyshiyaadka Oromada soo weeraren dad shacab oo aan waxba galabsaniin.

Goobjoogyal oo la haddlay Halgan Media ayaa sheegay inay maanta maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanayo ayaa kaso gudbeen xaduudka u dheexeyo dhulka Oromada iyo gobolka Fafaan, kadib ay weerar xoggan kuso qadaan shacab barakacyaal oo degan duleedka Tuliguuleed oo aan waxba galabsanin.

Dhanka Somalida waxba maayna gadhiin lakiin waxaa nasib darro ah inuu mamuulka Mustafa Cagjar weli ka amuusan yahay tacadiyada loo geystay shacabka degan Tuliguuleed anaga oo og inuu Tuliguleed 30 daqiiqo u jirto caasimada Jigjiga.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.