Wararka naga soo gaadhaya degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada maanta weeraren tuulada Sandacare ee duleedka degmada Tuliguuleed.

Maleeshiyaadkan ayaa waxay ka dhaceen tuulada Sandacare 23 neef oo Loo ah siidi ay sheegen dadka degaanka. Maahan markii koobaad ee maleeshiyaadkan ay weeraro noocan oo kale ay u gaystaan shacabka degan Tuliguuleed iyo tuuloyinka udhow.

Dagaalka xaduudaha kasocdo ayaa ah mid Oromadu kudoonayso inay meelaha muhiimka ah  dhacda xadka labada Qomiyad ay a wareegaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.