Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan degmada Tuuliguleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya in afar wiil oo Somali xalay lagu weeraray halkas, kadib markii ay jidka uu galeen maleeyshiyaadka Oromada oo ka soo gudbeen dhanka degmada Orda oo ku tallo xaduudka udheexyo Ogadenia iyo Oromia.

Kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada jidka uu galeen afarta wiil oo Somali, waxaay xabad ku dufteen wiilasha kamid iyo sedaxda kale gobta waay ka baxsadeen. Markii wiilka Somalida oo xabada ku dhacaay, asaga oo dhawaac ayaa maleeyshiyaadka Oromada qabteen iyo gowraceen.

Halgan Media waxaay heshay magaca oo marxuumka la dilay.

  • Cabdillahi Ahmed

Xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada dhowr jeer waxaa ka dhacay weeraro ay maleeyshiyaadka Oromada ku begsadan shacabka Somalida waxba galabsanin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.