Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo Laga Helay Magaalo Katirsan Dalka Switzerland

Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo Laga Helay Magaalo Katirsan Dalka Switzerland

Soomaalida ku nool qaarkood oo tegay goobta meydka yaallay ayaa waxa ay sheegeen in uu ka muuqday jirkiisa dhaawacyo loo geystay balse aysan garaneyn sababta loo dilay iyo dadkii ka dambeeyey dilkiisa.

Dalka Switzerland ayaa waxa ku nool Soomaali farabadan kuwaas oo qaarkood qaxooti ah balse inta badan marka loo eego wadamada kale laguma dhibaateeyo dadka Soomaaliyeed.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

About The Author