Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Wardheer ayaa sheegaya in saaka 11 barqinimo uu magalaada kabilaamay kacdoon shacab oo gumeysiga lagaga soo horjeedo.

Shacabka magalaada Wardheer ayaa isugu soobaxay badhtanka magalaada iyaga oo kudhawaaqaya gumeysiga dooni mayno.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.