Isbahaysiga Mucaaradka ee qomiyada Oromada ayaa bayan cusub soo saraay, iyaga oo sii kulul uu cambarayay Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed.

Bayanka waxaa ansixiyey Jabhada Oromo Liberation Front (OLF) iyo ururka Oromo Federalist Congress (OFC), waxaayna sheegen in marnaba aysan oggolaanaynin muddo kororsi lagu sameeyo xukunka Abiy Ahmed

OLF iyo OFC oo warsaxafadeed wadajira soo saaray ayaa sharcidaro ku tilmaamay mudo korodhsiga lagu sameeyay doorashada, waxayna ku tilmaameen arin sharciga baalmarsan oo lidi ku ah dastuurka.