Siida la ogyahay mudooyinkii ugu dambeyay, waxaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ka socday dagaalo joogta ah iyo amni darro baahsan.
Waxaan soo noq-noqonayo dagaalada u dhaxeeya ciidamada amaanka ee Mamuulka Puntland iyo maleeyshiyaad hubeysan oo u abaabulan qab beeleed, sidoo kale waxaa magalaada Gaalkacyo ku batay weerarada arxan darada ah ey geystaan Al Shabaab.
Shalay ayey aheed markii Taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo, mana jirto cid loso xiray dilka loo geystay Marxuumka.
Dhinaca kale, beesha Leelkase oo ku dhaqaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo ayaa gebi ahaanba mucaraaday xukuumada Saciid Cabdullahi Deni, taas oo keentay in wada shaqaynta udhaxeeyo beesha iyo xukuumada oo joogsado.
Markii tariikhda aheeda 11ka biisha Luulyo, ayey ciidamada Puntland kuso duleen xafaada Garsoor oo katirsan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo ee degto beesha Leelkase, waxaayna ciidamada Puntland ay Xasuuqen dad shacab oo aan waxba galabsan xili ay ku jirin howlgallo.
Halgan Media.
Email : info@halganmedia.net