Warar hordhac ah oo Halgan Media hadda soo gaadhay ayaa sheegaya ineey Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ay sii laba jibaartay ooy si qasab ah u raafayaan Dadka shacabka kudhaqaan degmada Yucub ee gobolka Doolo.

ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka jaha wareersan ee Liyuu Booliska ay bilaabeen raaf balaadhan oo ay kuhayaan dhalinyarada oo aan waxba galabsanin.